G/kuxigeenka Hay’adda Qaxoontiga & Barakacayaasha Oo Sooxidhay Tababar Looqabtay Shaqaalaha Hay’adda + Sawirro

0
283

G/kuxigeenka hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Marwo Faadumo C/laahi Cumar ayaa soo xidhay tababar kusaasabsan xirfadaha hoggaaminta oo looqabtay badh kamid ah shaqaalaha hay’adda, Tababarkani oo ay bixinaysay hay’ad tababarrada bixisa oo layidhaahdo HASI CONSULTING.

 

Marwo faadumo ayaa halkaasi shahaadooyin kugudoonsiisay shaqaalihii ka faa’idaystay islamarkaana dhamaystay tabarka.

 

 

NDRA/SOMALILAND.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here