Hay’adda Qoxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Agab Kala Duwan Uqaybisay Dad Tahriibayaal Ah.

0
89

Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranku Waxay Toddobaadkan u qaybisay Agabka aan cuntada ahyn (NFI) muhaajiriin tiradoodu ahayd 31 muhaajiriinoo ka diwaangashan qaybta socotada (Tahriibta) ee MRC.

 

Agabkaasi oo ka koobnaa Bustayaal,Marakaneeco,Jirikaano, Saabuunta dharka iyo Bacaha guryaha lasaaro, waxa sidoo kale  dhamaan muhaajiriintaasi laga wacyigelyey aafada tahriibta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here