Shaqaalaha Hay’adda Qoxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Looqabtay Wacyi-gelin Kusaabsan Covid19

0
53

Shirkii Todobaad laha aha ee shaqaalaha hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta shaqaalaha hay’addaasi loogu badelay Tababar ku wajahan ka hortagga iyo ka taxadiridda xanuuunka covid 19 kaas oo ay bixinayeen ardaydii soo dhamaystay Barnaamijka Shaqo Qaran gaar ahaana bahdii caafimaadka Barnaamijkaasi, islamarkaana kamida ardaydii lagu soo qaray inay ka shaqo galaan hay’adda Qaxontiga iyo Barakacayaasha Qaranka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here