Hay’ada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa deeq gaadhsiisay barakacayaasha naaso hablood B ee magaalada hargaysa.

0
38

Hay’ada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa deeq gaadhsiisay barakacayaasha naaso hablood B ee magaalada hargaysa.

deeqdan oo ka koobnayd agabka la huwado ,ka lagoglado iyo ashyaa’da waxa lagu cuno ayaa la gaadhsiiyey kudhawaad afar boqol oo qoys oo ku nool kaamkaasi.

Deeqdan oo uu soo bixiyey boqorsalmaanka dalka sucuudiga ayaa waxa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha hay’ada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka mudane C/kariim axmed maxamed (XINIF) waxaanu uga mahad naqan hay’adan bixisay deeqdani ee boqor salmaan waxa aanu sheegay inay tahay markii ugu horaysay ee uu arko deeq tanoo kale ah oo la gaadhsiiyo barakacayaasha uu maamulo, Wxaanu sheegay oo kale inay hada wixii ka dambaysa si rasimiya u wada shaqayn doonaan hay’adan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here