isuduwaha Gebilay Marwo Ifraax Mohamud Sh.Yuusuf…

0
225
Isuduwaha Hay’adda Qaxoonting iyo Barakacayaasha Qaranka ee Gebilay Marwo Ifraax Mohamud Sh. Yuusuf iyo labada hay’addood ee DRC iyo UNHCR ayaa si wada jira ugu qaybisayay agabka fayo-dhawrka (Qalabka Nadaafada) ee loogu talo galay Caabuqa dunida aafeeyay ee COVID 19 dadka loo qaybiyay oo ka koobnaa 500 oo qoys oo kala ah muwaadiniinta reer Somaliland iyo dadka magangalyo doonka ah ee wadamada Ethiopia iyo Syria.
Waxa halkaasi ka mahad celiyay ka faa’idaystayaashii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here