gudoomiyaha Hay’ada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka mudane C/kariin axmed maxamed XINIF ayaa maanta kala wareegay hay’ada IOM agabka faraxalka….

0
230

gudoomiyaha Hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka mudane C/kariin axmed maxamed XINIF ayaa maanta kala wareegay hay’ada IOM agabka faraxalka oo loogu talo galay ka hortaga xanuunka covid 19.

gudoomiyaha ayaa waxa uu ku amaanay hay’ada iom in ay markasta la garab taagan tahay la dagaalanka xanuunkan aafeeyey bulshada caalamka taasi oo aanay ahayn markii u horaysay ee ay ku caawiso agab noocan oo kale ah, isla markaana waxa uu goobtii loogu wareejiyey isna ugu wareejiyey taliyayaasha ciidamada asluubta iyo bilayska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here