Isuduwaha Hay’adda Qaxoontiga & Barakacayaasha Qaranka ee G/Togdheer…

0
294

Isuduwaha Hay’adda Qaxoontiga & Barakacayaasha Qaranka ee G/Togdheer Cabdikariim xaashi Axmed ayaa kala wareegay Masuuliyiinta Dallada Nafis Network agab Nadaafadeed iyo mid waxbarasho waxaana agabkan loogu talagalay inay ka faaidaystaan haweenka da’doodu u dhaxayso 9-15
Agabkan oo ka koobnaa 1,750 Hygeine kits ah iyo 1,250 Radio ku shaqaynaaya tamarta cadceeda(solar system)
Waxaana agabkan loo qaybiyay labada kaam ee kala ah Boqol iyo Barwaaqo iyo 18 may
Waxaa mashruucan maalgaliyay Hay’adda Plan international

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here