Hayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka oo kaashanaysa hayada sos ayaa maanta waxa ay 143 qoys u qaybiyeen raashin.

0
137

Hayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka oo kaashanaysa hayada sos ayaa maanta waxa ay 143 qoys u qaybiyeen raashin.

Qoysaskan oo ku nool kaamka barakaca Qalax ee koonfurta magaalada hargaysa ayaa raashinkan la siiyey uu ahaa mid dhamaystiran waxaani ka koobnaa noocyada kala duwan ee raashinka sida Sonkor, bariis ,daqiiq, saliid ,biinis, shaah iyo timir.

waxa halkaasi ka mahad naqay dadka dayrata aha ee ku nool kaamkaasi.

gaba gabadii waxa halkaasi ka hadlay agaasimaha waaxda barakacayaasha ee hayada qaxoontaga maxamud yuusuf cali waxaanu u mahad naqay hayada sos oo aanay ahayn markoodii u horaysay ee ay kaalmo ka gaystaa barakacan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here