Gudoomiyaha hay’ada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa maanta u qaybiyey 25 qoys deeq raashin

0
136

Gudoomiyaha hay’ada qaxoontaga iyo barakacayaasha qaranka ayaa maanta u qaybiyey 25 qoys deeq raashin ah oo ka kooban cuntooyinka noocyadooda kala duwan sida bariis ,sonkor,daqiiq,timir,saliid, milix iyo qalabka afka lagu xidho dadkan loo qaybiyey ayaa ah dadkii kasoo laabtay wadmada liibiya iyo yaman taasoo ay hore tahriib ugu tageen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here