100 Dawaar oo Lagu wareejiyay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka

0
138
Gudoomiyah hay’ada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka mudane C/kariin axmed maxamed xinif ayaa waxa uu kala wareegay hay’ada muslim aid boqol dawaar
dawaaradan ayaa loogu talo galay inay ka faaidaystaan kuna shaqaystaan dadka danyarta ah ama qaarka mida barakacayaasha siiba haweenka si ay ugu filnaadaan qoysaskooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here