Burco: Guddoomiye C/kariim Xinif Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey Arday Dhamaysatay Barashada Farsamada Gacanta.

0
242

Guddoomiyaha Hay’adda Qoxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Somaliland Md. C/kariim Axmed Maxamed Xinif ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey 106 arday oo dhamaystay barashada farsamada gacanta.

 

Ardaydan oo ka kala socotay barakacayaasha gobolka Togdheer ayaa dhamaystay barashada farsamada gacanta ee kala duwan sida Dawaarka , Xinaha, Electroniga iyo Biyogalinta.

Gudoomiye Xinif oo madashaasi ka hadlay ayaa ku guubaabiyey ardayda dhamaysatay xirfadahan kala duwan inay si wada jir ah ugu shaqo tagaan si ay uga midho dhaliyaan aqoontii ay soo barteen horumarna ka sameeyaan.
Waxaanu ku bogaadiyey dadaalka ay la yimaadeen ardaydu

SomalilandNDRA/updates.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here