(NDRA-HARGEYSA) – Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayasha Qaranka (NDRA) waxay maanta oo ay tariikhduu tahay 16/05/019 ay kormeer shaqo ku soo martay goobaha Barakacayaasha Magaalada Hargeisa ee ay degan yihiin dadka danyarta ahi kuwaa soo kala ah
Daami B
Naasa hablood A
Naasa hablood B
Mohamed mooge A
Mohamed mooge B
iyadoo loo kuur galayo xaalada barakacayaasha iyo raadadkii ay ku yeesheen roobabkii ka da’ay hargeisa iyadoo si rasmi ah loo ogaaday in ay kow iyo toban qoys uu saameeyey roobkii.
kuwaa soo kala ah aqal somaliyo iyo jiingado dadku ku noolayeen oo roobku wax yeeleeyay