Daawo: Maalintii Labaad ee Raashin qaybinta Barakacayaasha ee Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Islamic Relief Ay ka wadeen Magaalada Hargeisa.

0
167

(NDRA-HARGEYSA) – Maanta oo taariikhdu tahay 13 may 2019 Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Hay’adda waxay maalintii labaad si wada jir ah ugu qeybiyeen raashin dadka Barakacayaasha ah ee degan kaamamka Barakacayaasha  Digaale IDP, Naaso hablood A iyo Stadium IDP. Tirada dadka raashinka loo qeybiyay waxay dhan tahay 750 qoys oo Barakacayaal ah kuwaas oo la siiyay raashin 7 nooco ah kala ah Bariis, Sonkor, Daqiiq, Boorash, Caano, Timir iyo Saliida cuntada.

Iyadoo ay hawsha raashin qeybinta ka qeyb galeen masuulin ka kala socotay labada Hay’adood ee NDRA iyo Islamic Relief.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here