Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxoontiga oo ka qayb gashay Barnaamujka Fayo-dhawrka Barakacayaasha Nasahablood B

0
285

(NDRA-HARGEYSA) – Hay’adda qaxootiga iyo barakacayasha qaranka (NDRA) oo waajibaadkeeda qaran yahay u adeegida dadka nugul sida Barakacayasha dalka gudihiisa,dadka qaxootiga ah, muhaajiriinta iyo soonoqodayasha reer Somaliland ee dalalka dibada ka soo noqday.

Iyadoo Hay’addu u adeegta dadka sare ku xusan waxay ka qayb gashay soo bandhigid fayo dhawrka Barakacayaasha Naas-Hablood B

Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NDRA) iyo Hay’adda sos  waxay siwada jir ah ugu qayb galeen soo bandhigid wacyi-galinta fayo dhowrka,  tasoo loo sameeyey wacyi-galin fayo dhawr dadka Barakacayasha ah ee dagan kaamka Naaso-Hablood B iyadoo dadka la xasuusiyey  faa’iidada ay leedahay nadafadu loona sheegayey khataraha ku xeeran nadaafad darada.

Iyadoo halka lagu soo bandhigay riwaayado gabayo oo dhamaantood ka turjumaya in bulshadu ay ilaashato fayo qabkeeda.

Iyadoo bulshada Barakacayaash ah  goob fagaaro ah lagala hadlay dadka.   taaso cida  soo bandhigayasay ay ahayd  dhalinyaro iyo haween ka tirsan dadka Barakacayaasha ah ee

dagan kaamka  Naaso-hablood B. 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here