Planing and Statistics

WAAJIBAADKA WAAXDA QORSHAYNTA IYO ISTAATISTIKADA EE NDRA

wajibaadka waaxda qorshaynta iyo Istaatistikada waa inay:-

1 inay hirgalisaa, horumarisaa siyaasadda , iyo qorshayaasha istaratijiyada dhow ama dheer ee NDRA

2 inay  abuurtaa iskaashi wanagsan oo dhex mara waaxyaha kala duwan ee hayaddena

3 inay isuduwida iyo wada shaqaynta hayaddaha dowlada ee ay khusayso iyo kuwa aynu wada shaqaynta dhow leenahay ( partners ) sida INGOs ,LNGOs iyo kuwa UN ka

4 inay ka qayb gashaa shirarka NDRA iyo shirarka kale lala yeelanayo hayaddaha ku xusan qodobka sadexaad 3

5 inay ka qaybgasho diyaarinta miisaniyad sanadeedka haayadda NDRA.

6 inay sahamiso,qiimayso oo katalo bixiso meelaha loogu talogalay in laga fuliyo mashaaricaha

7 inay dabagal iyo qimayn ku samaysaa mashaariicda ka dhex socota goobaha ina khuseeya sida IDPs

8 inay iskaashi iyo la wadaagid la samayso wasaaradda Horumarinta qorshaynta qaranka xogaha aynu helno

9 inay bar­-xidhiidh u noqoto hayaddaha horumarinta iyo gargaarka ee wada shaqaynta inala leh

10 inay hubiso  fulinta maamul wanaaga mabaadiida waxtarka gargaarka

11 inay ururisaa oo  kaydisaa xogaha iyo warbixinaha guud ee hayadda iyadoo ku kaydin doonta data base ka iyo kaydka xogta hayaada NDRA

12 inay diyaariso war bixinaha bile,sadex biloodle,iyo sanadle.

13 inay xoojiso korna uqaado maamulida aqoonta iyo gudbinta xirfadaha

  1. waxa kale oo waaxdu qabanaysaa dhamaan wixi howlo ah madaxda sare u egmato

Qaab dhismeedka Waaxdda  Qorshaynta iyo Istaatistikada