IDP’s Department

Waajibadka Waaxda barakacayaasha ee Hay’adda Qaxoontiga iyo      Barakacayaasha Qaranka (NDRA)

  1. Diwaan galinta iyo tira koobida dadka Barakacayaasha ah  ee Degan Kaamamka
  2. Daba galka iyo iyo hubinta mashaariicda ka socoda barakacayaasha
  3. Fududaynta iyo nidaaminta  dib u dejinta dadka barakacasha ah ee ku meel gaadhka ah iyo kuwa rasmiga ahba
  4. Diyaarinta sharciyadaha dhulka ee dadka barakcayaasha ah ee nugul loo semeeyo iyado la kaashanayo Dawladaha hoose ee dalka
  5. Hogaaminta mashaaricida guryaynta dadka Barkacayaasha ah
  6. Waxay waaxdu qabataa oo ay hogaamisaa shirar bile ah oo kala ah daryeelka dadka jilicsan (protection working group), Guriyaynta iyo dhulka (Housing, land and property) ee dadka barakayaasha iyo hoyga (shelter)
  7. Waxay waaxdu tababartaa guddiyada Dadka barakacayaasha ah
  8. Waxay waaxdu fulisaa addeegyada loo qabto dadka barakacayaasha ah sida Raashin qeybin, lacagaha lagu taageero dadka barkacayaasha ah.
  9. Waxay waaxdu fulisaa siyaasada Barkacayaasha qaranka ee Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NDRA)
  10. Waxay waaxdu u raadisa dadka barkacayaasha ah in degsiimo rasmiya loo helo
  11. Waxay waaxdu ka hortagtaa in dad barakacayaal ah oo la aqoonsan yahay ay ku dhacdo barakicin ka dhan ah xuquuqda muwadinka reer Somaliland ee barakaca ah
  12. Waaxdu waxay fulisaa mashaariicada xalu u helida dadka barkacayaasha ah kuwa degaamadoodii hore ku noqonaya, kuwa dib u xoolayn loo samaynayo iyo kuwa xirfad loo samaynayo.