DAAWO: Barakacayaasha Mandheera oo La Gaadhsiiyay Cuntooyin Diyarsan

0
352

(MANDHEERA-NDRA) – Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa maanta  booqday Barakacayaasha degmada Mandheera ee Gobolka Saaxil.

Masuliyiinta ayaa dadka Barakacay gaadhsiiyay Cunooyin bisil  oo ay bixisay Hay’adda Islaamiga ah ee Al-Xayaat.

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha oo degmada Mandheera dhawaan booqday ayaa jawaab degdeg ah uga jawaabtay qaarkamida baahiyaha Bulshada nugul ee halkaasi ku sugan.

Dadka Barakacay oo Abaartii Xoolohoodii ka dhamaysay ayaa u baahan gargar taakulayn ah.

DAAWO MUUQAALKA HOOSE.
nbsp;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here