DAAWO: NDRA Ayaa 53 Qoys Oo Qaxoonti ah U Qaybisay Huga Dhaxanta iyo Agab kala Duwan.

0
306

(HARGEYSA-NDRA) – Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa 53 Qoys u qaybisay Huga Dhaxanta iyo Agab kala duwan.

Guddoomiye ku xigeenka NDRA Faadumo Cabdilaahi Cumar, oo goob joog ka ahayd qaybinta Agabkani waxa ay sheegtay in aanay ka daalaynin caawinta dadka Somaliland Qaxoontiga ku ah.

Muuqaalka warkan Hoos ka Daawo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here