CCPRS oo 250 Qoys Ku Wareejisay Dadka ay Guryo Tirtay Duufaantii SAGAR.

0
209

(Hargeysa-NDRA) Hay’adda Maxaliga ah ee CCPRS, Oo kaashanaysa Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa deegaanada Xeebta Waqooyi ee Cabdi Geedi iyo Hadayta waxa ay 250 Qoys ku wareejiyeen Guro Jiingado ah.

Qoysaska Aqaladaasi lagu wareejiyay ayaa hoy la’aan ahaa waxana Saamayn balaadhan ku yeeshay Duufaantii Sagar.

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Faadumo Cabdilaahi Cumar, ayaa goob joog ka ahayd Alaabta ay wareejisay CCPRS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here