Hargeysa oo laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Socdaalka Aduunka

0
349

(HARGEYSA- NDRA)  Magaaladda Hargeysa waxa lagu qabtay munaasibad lagu xusaayay Maalinta Caalamiga ah ee socdaalka Aduunka oo ay Soo qaban qaabiyeen NDRA iyo IOM.

u jeedka munaasisibada ayaa daarana sidii bulshada looga wacyi galin lahaa dhibaatada Socdaalka sharcidarada ah ee Tahriibta.

Munaasibada waxa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socday Xukuumada, Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah, sidoo kalena waxa goob joog ka ahaa dhalinyaro reer Somaliland ah oo xiliyo kala duwan Dalka ku soo noqday.

SOMALILAND ayaa kamida wada mada dadka ugu tirada badani ka tahriibay oo Boqolaal qof ayaa ka talaabay Badaha oo beegsaday wadamada Qaarada Yurub halka Boqolaalkale dalka dib ugu soo laabteen welina ay jiraan kuwo kale oo ku xaniban Liibiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here