Daawo: Munaasibad lagu Xusayay Tacadiyadda Ka Dhanka ah Qaxootiga oo Hargeysa Lagu Qabtay

0
203

(Hargeysa-NDRA) – Magaaladda Hargeysa ee Caasimadda Somaliland waxa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu soo bandhigaayay ka hortaga tacadiyada ka dhanka ah Qaxootiga ku sugan Somaliland.

Munaasibadan oo ay soo qaban qaabisy Hay’adda Caalamiga ah ee UNHCR ayaa la xidhidha ololaha 16-ka cisho ee Caalamiga ah.

Somaliland ayaa dalkeeda ku marti galisay Qaxooonti ka badan Labaatan kun oo qoys, kuwaas oo inta ugu badani ka soo jeedaan Wadamada Yemen iyo Ethiopia. Somaliland waxa ay dadyawga qaxootiga ahi kala Kulmeen Degenaansho,Amni iyo Adeegyo bulsho oo dhamaystiran.

Munaasibada waxa ka qayb galay gudiyada Bulshooyinka qaxootoga ah ee ku sugan Somaliland Madaxda UNHCR iyo NDRA.

Muuqaalka Warkan hoos ka eeg.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here