NDRA Latest News & Updates

Daawo: Hay’adda Qaxootiga iyo Barkacayaasha Oo Dalka Ku Soo Celiyay Dhalinyaro Tahriibtay.

(Hargeysa-NDRA) - Dhalinyaradan oo tiradoodu dhantahay 41 Qof ayaa dhamaantood la tegay Goboladda Kala duwan ee Dalka. Masuuliyiinta Hay'adda Qaxooriga iyo Barakacayaasha oo ay weheliyaan...

Daawo: Dufcadii Labaad ee Qaxooti Itoobiyaana Oo Dalkoodi Dib loogu Celiyay.

,HARGEYSA-NDRA Hay'adda qaxootiga iyo Barakacayaadha Somaliland ayaa dib u celiyay Ducadii labaad ee Qaxooti Itoobiyaana oo tiradoodu dhamayd 31 Qof. Dadkan oo u badnaa Caruur,Haween...

Daawo: Somaliland Oo Dalkoodii Dib Ugu Celisay 26 Qof Oo Qaxoonti Ku Joogay Dalka

HARGEYSA-NDRA - Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo ay weheliyaan Saraakiisha Socdaalka ayaa anba bixiyay 26 qof oo dad qaxoonti ahaan u joogay dalka...

Hay’adda Qootiga Iyo Barakacayaasha Oo Gurmad Gaadhsiisay Barakacayaasha Naasohablood.

HARGEYSA-NDRA - Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaashanaysa Hay'adda World Vition ayaa Allaabooyin gaadhsiiyay Xaafadaha Barakacayaasha ee Naasohablood oo guryahoodii hore uga gubteen. Dadka...

DAAWO: Guddoomiye Xinif iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Soo Kormeeray Kaamamka Caynaba

Hargeysa Ndra- Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Mr Xinif ayaa kormeer ku soo maray Barakacayaasha Goboladda Togdheer iyo Saraar. Guddoomiyaha iyo Masuuliyiinta wehelinaayay waxa...

DAAWO: Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha oo Gurmad Gaadhsiisay Kaamka Naasohablood A

NDRA HARGEYSA -Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa gurmad gaadhsiisay Xaafadda Barakacayaasha Naasahablood A ee Magaaladda Hargeysa. Xafadaasi ayaa dab ka kacay dhawaan waxa uu...

NDRA Featured Videos